Agaasimaha Hay’ada Waddooyinka Puntland oo xilkii laga qaaday

March 4, 2017 - Written by Editor

Boosaaso:-Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa xilka ka qaaday Agaasimaha Hay’ada Waddooyinka Puntland Maxamuud Cabdinuur Aadan,, ka dib Digreeto kaso baxday xafiiska Madaxweynaha Puntland maanta

Xil ka qaadista Agaasimaha ayaa timi ka dib markii ay madaxweymaha isku fahmi waayeen dhismaha Wadada Isku xirta Garowe iyo Gaalkacyo.

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2017
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online