Culumada gobalka Sool oo u kacay daminta Colaada Koonfurta Gobolka Sool (Masawiro)

March 12, 2017 - Written by Editor

Laascaanood:-Culimada waaweyn ee Gobolka Sool ayaa isu taagay Sidii Xal Rasmiya looga gaadhi lahaa Colaada soo Noq-noqotay ee Koonfurta Gobolka Sool.

Wafdiga Culimada ayaa waxay Socod dheer ku Mareen Dhamaan deegaanada Colaaduhu ay ka Jiraan, Waxayna si gaar ah ula Kulmeen Qoysaska ay dhibtu gaadhay, Taasi oo ka duwan sidii Markii hore ee Loo Wajahay.

Sidoo kale Deegaanada ay Colaadu ka jirto, ayaa waxaa u dheer Dhibaatada Soomaali oo dhan ku Habsatay ee Abaarta, Iyadoona Colaaduna ay sii Adkaysay Noloshii Bulshada.

wafdigan aya waxa hogaaminayay Sheekh Cbadinaasir Xaaji Axmed iyadoo ay shacabkuna si wayn usoo dhaweeyen kuna qanceen inay ku kala baxaann kitaabka alle iyo sunada nabigeena CSW .

Musasat Al-Karam
Laascaanood

Leave a comment

*

Archives
March 2017
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online