Dhakhaatiirta Cusbitaalka Manhal iyo Ururka Xirfadlayaasha Caafimaad ee Manhal iyo HPA oo gargaar gaarsiiyey deegaanak Dhuxun[Masawiro/Video]

March 22, 2017 - Written by Editor

Laascaanood:-Iyadoo ay marayso xaalada abaareed ee ka jirta guud ahaan dalka Soomaaliya oo idili ayaa waxaa ay dadku qaarkood ka sugayey Naxariistii Alle , Todobaadkii la soo dhaafay ayaa waxaa is daldalay ama is dilay dad badan oo dhamaantood u adkaysan waayey Imtixaanka Alle.

Deegaanka Dhuxun oo Laascanood kaga began dhanka Waqooyiga ilaa 10 Km , ayaa waxaa ay ka mid ahayd meelaha ay sidda weyn u taabatay abaartu , Waxaa ku nool dad ay ka dhamaadeen dhamaan wixii ay haysteen ee xoolo ah marka laga reebo wax xoogaa xayiisha.

Dhakhaatiirta Cusbitaalka Manhal ee magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool oo ay waheliyaan ururka xirfadlayaasha Caafimaadka ee HPA ayaa waxaa ay deegaankaa gaadhsiiyeen daawooyin iyo gurmad caafimaad oo ay sameeyeen dadka deegaankaasi , Waxaana Hogaaminyaye Gudoomiyaha guud ee Cusbitaalk Manhal Dr Maxamed Ismaaciil Shiine.

Hoos ka Daawo gargaarka Dhakhaatiirta Manhal iyo HPAee deegaanak Dhuxun

Mawliid Ismail Haradigeed
Laascaanood, Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2017
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online