Galmudug oo Qabatay Baabuur Qaraxyo ka Buuxaan (Dhageyso)

March 20, 2017 - Written by Editor

Ciidamada Nabad sugidda Somalia iyo kuwa amaanka ee Galmudug ayaa duleedka magaalada Cadaado ku qabtay laba dhalinyaro ah oo watay baabur laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa.

Guddoomiyaha baarlamanka Galmudug Cali Gacal Casar ayaa sheegay in baabuurka ay qaraxyada ka buuxeen la doonayo in lagu fuliyo qaraxyo ka dhan ah dadka shacabka.

Faahfaahinta warkan waxaa inoo haya wariyaha VOA-da Cabdiwaaxid Macalin Isaaq

VOA Somalia
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2017
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online