Golaha Wasiirada Puntland oo kulan ay yeesheen uga hadlay arimo Muhiima ah.

March 23, 2017 - Written by Editor

Garoowe:-Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa shir gudoomiyey kulan ay yeesheen maanta xubnaha golaha wasiirada ee Puntland , kaas oo diiradda lagu saaray arrimaha Amniga, Siyaasada, Dhaqaalaha, Abaarta iyo la dagaalanka Burcad-Badeeda.

Golaha wasiirada Puntland ayaa warbixino kala duwan ka dhageystay qaar ka mid ah wasiirada waxayna ka warbixiyeen Amniga ,Abaaraha , la dagaalanka Burcad-Badeeda ,iyo Kalluumeysiga Sharci-daradda ah.

Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo golihiisa wasiirada ayaa waxaa ay u mahad celiyeen ciidamada Difaaca ee Puntland oo soo furtay markab lagu afduubtay Deegaanka Xaabo ee gobalka Bari.

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2017
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online