Guddiga Gurmadka Abaaraha Puntland oo Bulshada Usoo bandhigay Lacago soo gaaray[Akhriso]

March 16, 2017 - Written by Editor

Boosaaso:-Guddiga Gurmadka Abaaraha Puntland ayaa kusoo bandhigay magaalada Boosaaso liiska magacyada shirkadaha iyo dadweynaha Soomaaliyeed oo soo gaarsiiyey lacag ka badan 150 kun oo dollar. Guddoomiyaha Guddiga Sh. Fu’aad Xaaji Nuur oo warbaahinta kula hadlay masjidka Rowda ee magaalada Boosaaso ayaa faahfaahin ka bixiyey shirkadaha,shakhsiyaadka iyo Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee dibadaha ku dhaqan ee dhaqaalaha soo gaarsiiyey Guddiga taasoo lagu taakuleynayo dadka abaaruhu saameeyeen.

Hoos ka akhriso liiska magacyada dadka lacagaha gaarsiiyey Guddiga Gurmadka Abaaraha Puntland.


M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2017
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online