Gudoomiyaha Baarlamaanka JFS oo codsi qoraal u diray Ra’iisul wasaare Xassan Cali Kheyr

March 25, 2017 - Written by Editor

Muqdisho:-Gudoomiyaha Baarlamaanka dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa waxaa uu qoraal codsi ah u diray Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federeaalka Soomaaliya Xassan Cali Kheyre isagoo codsaday in dib ku eegis lagu sameeyo awood qaybsiga Golaha xukuumada uu dhawaan soo dhisay  Ra’iisal Wasaare Kheyre ka hor inta aan golaha xukuumada la hor geynin Golaha Baarlamaanka.

Gudoomiyaha Baarlamaanka dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Sh. Cismaan Jawaari ayaa qoraalkiisa ku qeexay in uu codsiga uu uga yimid Xildhibaano ka tirsan golaha baarlamaanka oo gaaraya ilaa 105 Xildhibaan.

Hoos ka Akhriso Qoraalka Gudoonka uu gudbiyay Ra’iisul Wasaare JFS Xassan Cali Kheyre.


 

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2017
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online