Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaliya oo musaafirisay 2 nin oo Kenyaan ah oo si sharci daro ah u joogay Soomaaliya.[Masawiro]

March 15, 2017 - Written by Editor

Muqdisho:-Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaliya  ayaa manta dalka ka masaafirisay labo nin oo Kenyan ah oo dalka sharci daro ku joogay kuna shaqeysanayay. Saraakiil ka tirsan Hay’adda Socdalka iyo Jinsiyadda Qeybta Dabagalka ayaa gacanta ku soo dhigay labadan nin waxana manta dib loogu celiyay Dalka Kenya.

Hay’adda ayaa labadan nin ka mamnuucday in mar dambe ay dib ugu soo laban  karin waxaana  dhaman waxyaha Hay’adda lagu wargaliyay in ay ka foojignadan  cid kasta oo dalka sharci daro ku joogta.

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2017
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online