Jaamacadaha Muqdisho oo deeq Raashin gaarsiiyay 200 Qoys oo ku nool Tuulada Tuur ee Degmada Ayl.[Video]

March 28, 2017 - Written by Editor

Garoowe:-Deeqdaan oo ka koobnayd Bur ,Bariis , Sonkor ayaa ahayd mid ka timid 8 Jaamacadood oo ku yaal magaalada Muqdisho waxaana deeqdaan gaarsiiyay Tuulada Tuur Oo ka tirsan Degmada Ayl ee Gobolka Nugaal Gudiga Culimada ee Abaaraha Puntland. Dhamaan dadkii la gudoon siiyay Deeqda raashinka ayaa Umahad ceshay cidwalba oo gacan ka gaystay sidii ay noo soo gaari lahayd Deeqdaan waxayna si gaara ugu Mahadceliyeen Jaamacadihii Deeqdaan soo gaarsiyey.

Hoos ka daawo deeq ay Jaamacadaha Muqdisho soo gaarsiiyey Tuulada Tuur ee ka tirsan degmada Eyl


Nuur Jaamac Aadan
Xafiiska Warbaahinta
Alminhaaj Puntland

Leave a comment

*

Archives
March 2017
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online