Madaxweynaha JFS Maxamed C/laahi Farmaajo oo la dardaarmay golaha wasiirada cusub.[Dhagayso]

March 21, 2017 - Written by Editor

Muqdisho:-Madaxweynaha dowladda Faderaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo shir jaraa’id ku qabtay xarunta madaxtooyadda ee Villa Soomaaliya ayaa waxaa uu soo dhaweeyay golaha wasiirrada ee maanta uu magacaabay Ra’iisul wasaare Xassan Cali Kheyre.

Madaxweynaha JFS Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waxaa booqasho ugu tegay golaha wasiirada ee la magacaabay waxaan uu madaxweynuhu kula dardaarmay in ay ka soo baxaan xilalka loo igmaday waxaan uu codsi u jeediyey golaha Baarlamaanka in ay ansixiyaan golaha wasiirada ee cusub.

Hoos ka dhagayso dardaaranka Madaxweynaha JFS Maxamed Cabdullaahi Farmaajo

[audio:https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2017/03/Madaxweynahafarmaajo.mp3]

Halkaan ka Dhagayso Mp3

 

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2017
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online