Madaxweynaha Puntland oo xilka ka qaaday Agaasimihii Hay’adda Ladagaalanka Burcad Badeedka

March 20, 2017 - Written by Editor

Garoowe:-Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa xilkii ka qaaday Agaasimihii Hay’adda Ladagaalanka Burcad Badeeda ee Puntland Cabdirisaaq Duceysane.

Warsaxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Madaxtooyada Puntland ayaa xilka looga qaaday Agaasimihii Hay’adda Ladagaalanka Burcad Badeeda .

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2017
M T W T F S S
« Feb    
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online