Muxaadarada Sh C/raxmaan Abyad oo dhawaan Bilaaban Doonta (Dhamaad)

March 31, 2017 - Written by Editor

Malmö:-Waxaan Dhawaan Bilaaban doona muxaadarada Sh C/raxmaan Abyad uu ka jeedin doono magaalada Malmo ee dalka Sweden. Muxaadarada Sheekha oo ah mid qiimo badan ayuu wuxuu cinwaan uga dhigay Xadiiskii Rasuulkeena CSW ”  كلكم راع، وكلكم مسؤول عن رعيته waxayna muxaadarda bilaaban doontaa Inshalaah 17:00

Live ama Toos waxaad uga daawan doontaa Halgan web Tv Station Broadcasting Live
https://halgan.net/webtv/ Ama Hoos ka Daawo Muxaadarada dhawaan waxay bilaaban doontaa Inshalaah 17:00

Muxaadarada Sh C/raxmaan Abyad waa bila waxayna gaar ah u tahay Dumarka .

Goobta lagu qaban doono
Somali Center
Nobelvägen 23, 214 29
Malmö

Leave a comment

*

Archives
March 2017
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online