Puntland oo soo Bandhigtay gaadiidkii ay Ugu deeqday JFS (Masawiro)

March 11, 2017 - Written by Editor

Garoowe:-Dawladda Puntland ayaa maanta  soo bandhigtay gaadiid 6 ah oo ay ku gaday lacagtii $150,000 USD ahayd ee deeq ahaanta ay soo gaarsiisay dowlada federaalka Soomaaliya.

Wasiirka Howlaha guud, Gaadiidka & Guryeynta ee dawladda Puntland Cabdirashiid Maxamed Xirsi ayaa gadiidka 6-da  ku wareejiyey furayaasha gaadiidkan, gudoomiyaha Hay’adda Biyaha Puntland ee PSAWEYN.

Gudoomiyaha Hay’adda PSAWEYN ayaa ka mahad celiyey  guddiga Gurmadka Abaaraha ee Puntland iyo Maamulka Puntland ee wada gurmad ay u fidinayaan dadka ay saameysay Abaaraha.

C/Casiis Maxamed
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2017
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online