Ra’iisul Wasaaraha JFS Xassan Cali Kheyre oo Wareysi Siiyey Idaacadda VOA. [Dhagayso]

March 3, 2017 - Written by Editor

Muqdisho:-Ra’iisul wasaaraha cusub ee Somalia Xassan Cali Khayre oo maanta xilka la wareegay, ayaa wareysi uu siiyay idaacadda VOA ku sheegay in xukuumadda uu soo dhisi doono ay ahmiyad gaar ah siin doonto wax ka qabashada amni xumada dalka ka jirta, iyo waliba la dagaallanka musuq-maasuqa regaadiyay hay’addaha dowladda Somalia.

Kheyre cusub ayaa sidoo kale sheegay inay soo dhaweynayaan dhalinyarada ka tirsan al-shabaab ee doonaya inay ururkaasi ka soo baxaan. Weriyaha VOA Cabdulqaadir Maxamed ayaa RW cusub wareystay, wuxuuna ugu horreyn weydiiyay nooca xukuumadda uu soo dhisi doono.

Hoos ka Dhagayso waraysiga idaacadda VOA la yeeltay Ra’iisul wasaaraha cusub ee JFS Xassan Cali Khayre

[audio:https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2017/03/7412c3e2-8dc2-4df3-87bf-355360d2d3f0_hq.mp3]

Halkan ka Dhagayso Mp3

Source: VOA

Leave a comment

*

Archives
March 2017
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online