Ra’iisul wasaaraha JFS Xassan Kheyre oo joojiyey Boobka lagu hayo dhul ku yaala Agagaarka Garoonka Aadan Cade.

March 12, 2017 - Written by Editor

Muqdisho:-Ra’iisal wasaaraha dowladda Federaalka ee Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa wareegto ka soo baxday xafiiskiisa waxaa lagu joojiyey dhul si sharci daro ah loo kala iibsanayey oo ku yaal meel aan sidaas uga fogayn garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.

Hoos ka eeg wareegtada ka soo baxday xafiiska Ra’iisal wasaaraha dowladda Federaalka ee Soomaaliya Xassan Cali Kheyre

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2017
M T W T F S S
« Feb    
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online