Ra’iisul wasaare Xassan Kheyre oo helay Kalsoonida Golaha Baarlamaanka JFS.[Masawiro]

March 1, 2017 - Written by Editor

Muqdisho:-Xildhibaanada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa saaka cod aqlabiyad ah ku ansaixiyey Ra’iisul wasaaraha cusub ee JFS Xassan Kheyre waxaan codka kalsoonida siiyey xildhibaano dhan 231 xildhibaan. Codka xildhibaanada ayaa waxaa uu u dhacay si gacan taag ah waxaan gabagabagdii natiijada ku dhawaaqay Guddoomiyaha golaha baarlamaanka JFS Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari.

Kulanka Xildhibaanada dowladda Federaalka Soomaaliya ee saaka ayaa waxaa ka soo qayb galay 231 Xildhibaan oo dhamaantood codka kalsoonoda siiyey Ra’iisul wasaaraha cudsub ee JFS Xassan Kheyre.

Ra’iisul wasaaraha cusub ee JFS Xassan Kheyre ayaa waxaa uu mahad u jeediyey Xildhibaanada siiyey kalsoonida waxaa uu sheegay in Garsoorku madax banaan yahay ka dib markii uu dhaariyey Guddoomiyaha Maxkamadda sare

A/cawaale
Halgan.net

 

 

 

Leave a comment

*

Archives
March 2017
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online