Shirka Golaha Xukuumada Dawladda Puntland oo looga hadlay amniga iyo Abaarah

March 9, 2017 - Written by Editor

Boosaaso:-Shirka Golaha Xukuumada Dawladda Puntland oo uu shir gudoomiyey Madaxweyanah dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta waxaa looga hadlay Arrimaha Amaanka, Abaaraha iyo Ansixin Xeerar Kala Duwan. Golaha xukuumada ayaa isku raacay sugida amniga iyo in laga shaqeeyo in laamaha kale duwan ee ciidamada amniga ay xoojiyaan wada shaqayntooda lagana fogaado in la siyaasadeeyo ama la iska horkeeno ciidanka iyo golaha xukuumada Puntland.

Hoos ka Akhriso warsaxaafeedkii ka soo baxay shirka golaha xukuumada ee Puntland


M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2017
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online