Tacsi:-Habaryar Siciido Adan Warsame Islaan oo ku geeriyootay Degmada Xarfo

March 14, 2017 - Written by Editor

Innaa Lillaahi wa innaa Ileyhi Raajicuun.Haddaan nahay Qoyska Reer Keenadiid ,waxaanu si murugo iyo tiiraanyo leh uga tacsiyeynaynaa geerida naxdin leh oo ku timid Habaryar Siciido Adan Warsame Islaan oo ku geeriyootay Degmada Xarfo ee Gobolka Mudug.

Habaryar Siciido Adan Warsame Islaan ayaa maalmahaan ku xanuunsaneyd Degmada Xarfo ee Gobolka Mudug.
Geeridu waa xaq, ruuxna dhaafi mayo waqtigii Eebbe u qoray .Waxaan Allaah na abuurtay ka baryeynaa inuu Jannatul firdowsa ka waraabiyo, INNAGANA uu samir iyo iimaan naga siiyo. Aamiin yaa Rabbi.

Maamulka Shabakada Halgan.net iyo dhamaan howlwadeenada ayaa tacsi gaara u diraya hooyo Caasha Adan Warsame Islaan, habaryar Jawaahir Adan Warsame Islaan, habaryar Maryan Adan Warsame Islaan, abti Maxamed Adan Warsame Islaan, abti Axmed Adan Warsame Islaan, abti Siciid Adan Warsame Islaan iyo dhammaan Reer Warsame Islaan.iyo Dhamaan Ilmo Cismaan Jaamac Warsame Islaan waxaan alle uga baryeynaa in uu janatul firdow ka waraabiyo Aaamiin. (إن لله ما أخذ ، وله ما أعطى ، وكل شيء عنده بأجل مسمى) أنا لله وانا اليه راجعون

Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2017
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online