Xarun loogu tala galay dhalinyarada ka soo goosta ururka Al-shabaab oo laga hirgeliyey Kismaayo

March 3, 2017 - Written by Editor

Kismaayo:-Waxaa magaalada Kismaayo laga furay xarun lagu dhaqan celin doono dhalin yarada ka tirsanaa ururka Al-shabaab ee ka soo bax una soo goosta maamulka Jubbaland , Xarunta ayaa waxaa maalgelisay dowladda Germany waan xaruntii 4aad oo laga hirgeliyo gudaha dalka Soomaaliya. Xaruntaan ayaa waxaa xariga si rasmi ah uga jaray Madaxweyne kuxigeenka 1aad ee maamulka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan iyo safiir ku xigeenka dowladda Germany ee dalka Soomaaliya Markus Ballmohr, iyo masuuliyin ka tirsan maamulka Jubbaland.

Hoos ka Daawo xarunta cusub ee laga hirgeliyey magaalada Kismaayo

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2017
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online