Xildhibaan ka mid ah Baarlamaanka Maamulka Puntland oo lagu dhaawacay Gaalkacyo.

March 8, 2017 - Written by Editor

Xildhibaan ka mid ah Baarlamaanka Maamulka Puntland ayaa goor dhow Qarax lagula eegtay gudaha magaalada Galkacyo ee xarunta gobolka Mudug waxaana qaraxa loogu xiray gaarigii uu watay.

Xildhibaanka dhaawacmay ayaa waxaa la yiraahdaa C/qaadir Faarax Bootaan.Dhaawac xildhibaanka ayaa la soo sheegayaa in uu yahay mid culus waxaana  loola cararay Isbitaalka guud ee magaalada Galkacyo.

Kooxda Al-Shabaab ayaa markii ay Puntland ku jabisay dagaalka tooska ah ayaa waxay bilaabeen dilal iyo qaraxyo aargoosi ah oo ay la beegsanayaan masuuliinta iyo saraakiisha ciidanka Puntland.

C/Casiis Maxamed
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2017
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online