Wasaaradaha arrimaha gudaha Puntland oo ay ka soo baxeen amaro lagu sugayo amniga Boosaaso.[Akhri]
(April 30, 2017)
Boosaaso:- Wasaaradda Arrimaha gudaha iyo hormarinta reer miyaga dowladda Puntland ayaa waxaa ay soo saartay Amaro lagu xaqiijinayo Amniga guud Magaalada Boosaaso ee xarunta Gobalka bari. Amarka k
Wasaaradda Arrimaha Dastuurka oo kulan wadatashi ah la yeelatay haweenka.[Masawiro]
(April 30, 2017)
Muqdisho:-Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shir ku saabsan ololaha geedi socodka dib u eegista Dastuurka la qaadatay haweenka Soomaaliyeed, kulanka ayaa waxaa ka
Ra’iisul Wasaare Xassan Kheyre oo kula dar-daarmay Ciidamada NISA Dar-dar galinta sugidda amniga iyo xasilinta Caasimadda.[Masawiro]
(April 30, 2017)
Muqdisho :-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xassan Cali Kheyre oo weheliyo Wasiirka Amniga Mudane Maxamed Abuukar Islow (Ducaale) iyo Taliyaha Hay’adda Nabad Sugidd
Maan doon Diin U Doona W/Q Sheekh Dr C/raxmaan Sheekh Cumar
(April 30, 2017)
Mucjisada islaamka waxaa kamid ah ee tusineeysa in uu xaq yahay in uu u adkeeysto naqdiga iyo baadilka la malookeeyay ee aad moodeeyso in uu carro jiiri doono,buruskiisa iyo qaaqooyinka uu wato lamood
Madaxweynaha PL oo dhagax dhigay Garoonka Diyaaradaha Gaalkacayo, kana qayb galay xafladda daahfurka dhismaha Garoonka.[Masawiro]
(April 29, 2017)
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas oo saacado kahor soo daahfuray mashruuca dhismaha jidka Garoowe iyo Eyl ayaa magaalaga Gaalkacayo ka dhagax dhigay dhismaha gaaroonka diyaar
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya oo dib ugu soo laabtay Muqdisho.[ Video]
(April 29, 2017)
Muqdisho:-Madaxweynaha dowladda Federaalka Somaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta dib ugu soo laabtey magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya waxaana uu si kooban uga war bixiyey s
Wasaaradda Difaaca ee dawladda Federaalka Soomaaliya oo afhayeen cusub loo magacaabay
(April 29, 2017)
Muqdisho:-Wasaaradda Difaaca ee dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in ay Afhayeen cusub u magacawday Wasaaaradda Difaac ee DFS waxaan xilkaas loo magacaabay afhayeenkii hore ee ciidanka Jub
Daahfurkii mashruuca dhismaha wadada Eyl iyo Garowe[ Daawo Video]
(April 29, 2017)
M_M_Deeq Halgan.net
Madaxweynha Puntland oo dalka dib u soo laabtay Garoowe, Daahfurayna Mashruuca Dhismaha Wadada Garoowe Iyo Eyl.[Masawiro]
(April 29, 2017)
Garoowe:-Madxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti uu hogaaminayo ayaa maanta 29 April 2017 dalka dib ugu soo laabtay kadib shirkii Madaxdda Africa ee Tana High Level For
Imtixaanaadka Xilliyada adag Sh Maxamuud Maxamed Xaliike.[Daawo Video]
(April 28, 2017)
Laascaanood:Waxaan idiin ku soo gudbinaynaa muxaadaro cusub oo ku saabsan Xilliyada adag iyo sidda ugu wanaagan ee looga bixi karo , iyadoo bilihii u danbeeyey Ummada Soomaaliyeed idilkeed ay ku jirta

Next Page »