Muxaadaradii Sh C/raxmaan Abyad uu ka jeediyey magaalada Malmo (Dhageyso)
(April 1, 2017)
Malmö:-Waxaan idiin soo gudbineynaa muxaadaro gaar u ahayd dumarka oo uu Sheekh C/raxmaan Abyad uu ka jeediyey magaalada Malmo wuxuu cinwaan uga dhigay Xadiiskii Rasuulkeena CSW " كلكم راع،
Warbixin ku saabsan Waxqabadkii Gudiga Gurmadka Abaaraha ee dalka Kenya 2017.[ Video]
(April 1, 2017)
Nairobi:-Waa Warbixin ku saabsan Waxqabadkii Gudiga Gurmadka Abaaraha ee dalka Kenya Alle waxaa uga baryeynaa Culimada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Kenya in Ajar ka siiyo dadaalka ay u galeen in ay g
Madaxweynaha Hirshabeelle Iyo Guddiga Xuduudaha iyo Federaalka Oo Ka Wada Hadlay Arrimo Kale Duwan
(April 1, 2017)
Muqdisho:-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Dr Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa magaalada Muqdisho Kulan kula qaatay Guddiga Madaxa banana ee Xuduudaha iyo Federaalka, iyagoo ka wada hadlay Arr
Guddiga doorashada oo Gal-Mudug oo shaaciyey waqtiga is diiwaan gelinta Musharixiinta
(April 1, 2017)
Cadaado:-Guddiga doorashada ee loo asteeyey in ay soo diyaariyaan doorashada Madaxwey naha Maamulka Gal-Mudug ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaqay jadwalka  doorashada iyagoona ugu baaqay in mushari