Shirka Golaha Wasiirad oo war ka soo saaray Kooxda Takfiirka is qariya ee Al-Saaciduun (Akhriso)
(April 6, 2017)
Garoowe:-Shirka Golaha Wasiirada ee dowlada Puntland ayaa waxaa looga hadlay khatarta kooxda Takfiirka is qariya ee la baxay Saaciduun Bil Xaq waxayna Maamulka Puntland sidoo kale baaq u direen madaxd
Madaxweynaha JFS oo iclaamiyay dagaal ka dhan ah argagixisada Al-Shabaab (Masawiro)
(April 6, 2017)
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa iclamaiyay dagaal ka dhan ah kooxaha nabad diidka ah, si looga cirib tiro guud ahaan dalka. Ma
Golaha Wasiirada oo isbadal ku sameeyey hogaanka ciidanka Qalabka sida iyo Maamulka G. Banaadir (Masawiro)
(April 6, 2017)
Kulan aan caadi aheyn oo ay isugu yimaadeen Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ee uu shir guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan Cali Kheyre ayay ku ansixiyeen isba
Puntland oo Heshiis La Saxiixatay Shirkada DPWORLD Ee Wadanka Isutaga Imaaraadka Carabta (Masawiro)
(April 6, 2017)
Dawladda Puntland ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay  6 April 2017 la saxiitay heshiis taariikhiya shirkada DPWORLD ee wadanka Isutaga Imaaraadka Carabta, heshiiskaas oo ku saabsan balaarinta dekada