Qarax Khasaaro badan geystay oo ka dhacay Magaalada Muqdisho
(April 9, 2017)
Muqdisho:-Warar dheeraad ah ayaa waxaa ka soo baxaya qarax duhurkii maanta ka Agagaarka Wasaaradda G/dhiga ee DFS waxaana qaraxaas loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa. Qaraxa ayaa