Nadwadii Boosaaso ka socotay oo uu Sh C/Wahaab Sheekh uu si xeel dheer uga hadlay Bilowgii Takfiirka.[Daawo Video]
(April 18, 2017)
Boosaaso:-Waxaa su'aalo iyo jawaabo oo ay culimada ka qayb galaysa Nadwada Boosaaso ee ka socota Masjidka Rowda ee magaalada Boosaaso ay wiidiiyeen dadweynaha ka soo qayb galay nadwada waxaan culimada
Nadwo cilmiyeedii ka socotay Magaalada Boosaaso oo gashay Habeenkeedii 4aad.[Masawiro]
(April 18, 2017)
Boosaaso: waxaa caawa gashay habeenkeedii afaraad nadwo cilmiyeedii diiniga ahayd ee ka socotay magaalada Boosaaso, gaar ahaan masjidka wayn ee Al-rowda. Darsiga caawa ee nadwada ayaa cinwaan kiisu ah
Madaxweeynaha Puntland oo Si Diiran Loogu Soo Dhoweeyey Gaalkacayo kadib shirkii Madaxdda JFS (Masawiro)
(April 18, 2017)
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti balaadhan uu hogaaminayo ayaa maanta si diiran loogu soo dhoweeyey magaalada Gaalkacayo ee xarunta gobolka Mudug, kadib shirkii
Tartankii Qu,aanka Kariimka ee Stockholm waxaa ku guuleystay Axmed Muxamed Sh. Xambali
(April 18, 2017)
Stockholm:-Axmed Muxamed Sh. Xambali Xaaji C/Suldan, ayaa ku guulaystay tartarka xifdiga Qur'aanka kariinka ah Kaasoo ka dhacay magaalada Stockholm ee caasimadda Wadanka Swedan markay Taariikhdu ahayd
Hay,adda HARO oo deeq gaarsiisay in ka badan 2,000 oo qoys deegaanada Puntland (Masawiro)
(April 18, 2017)
Hay,adda HARO ayaa 09-kii ilaa 14 bishaan ka qeybinaysa deegaano ka tirsan Gobolka Mudug deeq raashin iyo biyo ah  oo ka timid dadka Soomaaliyeed ee ku nool dalka Mareykanka, waxaana la gaarsiiyay de