Waraysi gaar ah oo ku saabsan Jamaacada Assaadicuuna Bil xaq oo uu Sh Axmed Cabdisamed siiyey wargeyska Ilays (Qeybta 1aad)
(April 19, 2017)
Boosaaso:-Waa waraysi gaar ah oo ku saabsan Jamaacada Assaadicuuna Bil xaq oo uu Sheekh Axmed Cabdisamed siiyey wargeyska Ilays (Qeybta 1aad)waxaan uu Sheekhu uga waramayaa xiliga ay kooxdaan bilaabta
Ilaalinta Midnimada Ummadda iyo Nidaamka Waa Waajib diini ah” Dr.Sh.Aadam iyo Sh Axmed Cabdisamed.[Video]
(April 19, 2017)
Boosaaso: Waa darsigii xalay uu ka jeediyey Nadwo diini ah oo ka socotay Masjidka Rowda ee magaalada Boosaso Dr.Sh.Aadam Sh. Cali,  Nadwada ayaa xalay gashay habeenkeedii 4aad ayaa uu Sheekhuka jeedi
Boqor Burhaan oo Qado sharaf u sameeyey Culimo Nadwo Diini ah ku qabtay magaalada Boosaaso iyo Waxgarad kale[Masawiro]
(April 19, 2017)
Boosaaso:-Boqor Burhaan Boqor Muusse ayaa hoygiisa magaalada Boosaaso qado sharaf ugu sameeyey culimo soomaaliyeed oo dalka dibadiisa iyo gudihiisa isaga kala timi , kuwaas oo Masjid Rowda ee magaalad