Al-shabaab oo dib u qabsaday degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud.[Dhagayso]

April 3, 2017 - Written by Editor

Ceelbuur:-Ciidamo ka tirsan Al-Shabaab ayaa maanta dib u qabsaday degmada Ceelbuur ee gobolka Gal-gaduud, kadib markii ay degmada isaga baxeen ciidamada Itoobiya iyo kuwa taageer san dowladda Federaalka Soomaaliya ee in mudo ah gacanta ku hayey degmada Ceelbuur.

Guddoomiyaha degmada Ceelbuur Nuur Xasan Guutaale oo la hadlay Idaacadda VOA u hadlay ayaa sheegay inaysan waxba kala socon sababta rasmiga ah oo Ciidanka Itoobiya ay uga baxeedn degmada Ceelbuur.

Gudoomiyaha degmada Ceelbuur Nuur Xassan Guutaale ayaa sheegay in markii ay qab sadeen degmada Ceelbuur ay la socdeen dadkii shacabka ahaa ee degmada horay uga qaxay.

Hoos ka Dhagayso Gudoomiyaha degmada Ceelbuur Nuur Xassan Guutaale oo waraysi siiyey Idaacadda VOA-da

[audio:https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2017/04/a933ce3f-da52-4acc-a118-28e72b18f7a4_hq.mp3]
Halkaan ka Dhagayso Mp3

 

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
April 2017
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online