Halgan.net oo Live u tabin doona Nadwo Ka bilaaban doonta Caawa Boosaaso [Dhamaad]

April 15, 2017 - Written by Editor

Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan umada Soomaaliyeed ee ku nool dunida dacaladeeda in ay ka bilaaban doonto caawa magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari Nadwo cilmiyeed cinwaan looga dhigay (لأمة بين معوقات الاصلاح ومقوماته ) waxaana ay nadwadu ka dhici doontaa Masjidka Weyn Ee Al-Rowada. Nadwadan ayaa waxaa ka soo qeyb gali doona culumo si weyn looga yaqaan Soomaaliya waxaana ay si rasmi ah u bilaaban doontaa hadii alle idmo caawa oo ku beegan 15-04-2017.

Culumada Nadwada ka qeyb galeysa ayaa waxaa ay kala yihiin
1- Sheekh Dr Aden Sheekh Cali
2-Sheekh Cabdiwahab Sheekh Isxaaq
3-Sheekh Dr Xasan Sheekh Cali Warsame
4-Sheekh Maxamuud Xaaji Yuusuf
5-Sheekh Daahir Aw Cabdi
6-Sheekh Fu,aad Maxamuud Xaaji Yuusuf

Nadwada ayaa sida aad uga barateen howlwadeena Halgan.net waxay si live ah u tabin doonaa nadwada waxaana si toos ah uga dhageysan kartaa Radio Halgan iyo Radio Al-Xikma oo ka howlgala deegaanada Puntland .



Halgan web Tv Station Broadcasting Live Nadwo ka socota Masjidka Al-Rowada Ee Boosaaso (Daawo Live)

Idaacada Islaamiga ee Al-Xikma ay xarumo gaaraya 13 ku leedahay Puntland waxayna baahisaa duruusta Diini ah iyo adeega bulshada. Waxaa kale oo aad si sahlan ugu shuban karaan Radio Halgan Live telkooda gacanta Radio Halgan Live Google Play hadii uu yahay telfanka aad heysato nooca Android hadii aad heysato Apple waxaad ka soo gishataa App Store .waxaad ku qoreysaa (Radio Halgan Live) waa free wax lacag ah maaha . Halkan ka Dajiso Radio Halgan Google Play Halkan ka Dajiso Radio Halgan Live App Store

Waxaa kale oo aad duruusta iyo towjiihaadka culumada aad si dhib yar aad uga dhageysan kartaa Radio TuneIn oo aad soo gishan karto telfankaaga gacanta.Radio TuneIn ka dib meesha ay ku taal Search ku qor Radio Halgan Live . Alle waxaan ka baryeynaa in acmaasheen uu ka dhigo mid kaligiisa khaalis u ah Aaaamiin

Hoos ka Dhagayso si live ah Radio Halgan iyo Idaacadda Radio Al-xikma

ama Halkaan ka Dhagayso

Halkan Ka Dhageyso Radio Halgan Live. Mareegta Radio Halgan halkan ka eeg

Maamulka Radio Halgan Live

Leave a comment

*

Archives
April 2017
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online