Maxkamada Ciidamada Puntland oo dil ku fulisay 5-dhalinyaro ah oo dilal ka geystay Boosaaso.[Dhagayso]

April 8, 2017 - Written by Editor

Boosaaso:-Maxkamadda ciidanka qalabka sida iyo dembiyada culus ee shanta gobol (Karkaar, Bari, Gardafuu, Sanaag iyo Haylaan) ee Puntland  ayaa maanta waxaa ay xukun dil ku fulisay  5 dhalinyaro oo ka mid ahaa 7 dhalin yaro ahoo ka tirsanaa  Al-shabaab kuwaas oo lagu soo eedeeyey in ay magaalada Boosaaso ay ku dileen Taliye ku xigeenkii Ciidanka Booliska Puntland  Gaashaale Sare Jaamaca Saxar Diid  , Agaasimihii Madaxtooyada Bosaaso Aadan Gaas  iyo Xeer ilaaliyiih guud ee Maxkamada Qalabka Sida ee Puntland Maxamed Xasan Firdhiye.

Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ee dowladda Puntland  ayaa isla saaka waxaa ay ku xukun tay Xabsi daa’id 2-bo dhalinyaro ah  oo hore lagu eedeeyey in ay ka tirsanaayeen ururka Al-shabaab horayna Maxkamada darajada 1aad ay ku riday xukun dil ah balse Maxkamada sare ay Xabsdi daa’in ay ku riday.

Hoos ka Dhagayso  Gudoomiyaha maxkamada Ciidanka qalabka sidda ee Puntland Col.Cabdifataax Xaaji Aadan

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
April 2017
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online