Mu’tamarkii islaamiga ahaa ee15aad oo lagu qabtey Oslo, oo shalay la soo gabagabeeyey.[Masawiro]

April 17, 2017 - Written by Editor

Oslo:-Mu’tamarkii islaamiga ahaa ee15aad oo lagu qabtey magaalada Oslo, Norway 13kii ilaa 17kii bishan april ayaa shaley lasoo gabagabeeyey. Waxa mu’tammarkaa oo uu cinwaankiisu ahaa تعالوا نؤمن ساعة Isugu yimid dadweyne farabadan oo ka kala yimid wadamada Scandanavia, Ingiriiska, Holland iyo Jarmalka. Waxaa nadwada culimada ay xooga saartey dhibaatada reer Norway heysata ee la xiriirta qaadashada ilmaha oo hadda tiradooda gaartey ilaa 1500 caruur ah oo waalidkood lagala wareegey.

Waxaa mutamarkaa kasoo qeyb galey culimada kala ah:-
الشيخ الدكتور احمد طاهر اويس – بريطانيا
الشيخ الدكتور عبدالباسط ابراهيم- بريطانيا
الشيخ محمد ادريس- السعودية
الشيخ القارئ عبدالرشيد شيخ علي صوفي – قطر
الشيخ مصطفى الحاج اسماعيل هارون – هرجيسا
الشيخ يوسف احمد – السويد
الشيخ المس يحيى شيخ ابراهيم – هرجيسا
الشيخ احمد محمود – مقديشو
الشيخ الدكتور احمد ايمان آدم – درامن، النرويج
الشيخ محمد وهلية – كوالالمبور
الشيخ محمود ابوطلحة – دنمارك
دكتور جامع يوسف علمي للإستشارات الطبية
الشيخ الدكتور علي محمد صالح- مركز التوفيق

Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
April 2017
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online