Nabadoon Maxamuud Farey oo Caawa lagu Dilay magaalada Gaalkacyo

April 27, 2017 - Written by Editor

Gaalkacyo :-Alle ha u naxariistee waxaa caawa lagu dilay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug nabaddoon Maxamuud Jamac Diirshe oo ku magac dheeraa Maxamuud Farey .
Nabaddoonka waxaa toogtay rag ku hubeysan baskoolado kuwaas oo ka baxsaday goobta dilka ka dib.

Kooxda Al-Shabaab ayaa dilka caawa fuliyey ka dib markii howlgalo ay ciidamada Puntland ka fuliyeen Boosaaso iyo Gaalkacyo lagu qabtay xubno ka tirsan kooxda Shabaab oo qaraxyo ka fulin lahaa deegaanada Puntland .

Kooxda Al-Shabaab ayaa dilal gaadmo ah ku dila Haldoorka umada Soomaaliyeed ka dibna baxsada ,Nabadoon Maxamuud Jamac Diirshe oo ku magac dheeraa Maxamuud Farey ayaa waxaa lagu dilay xaafadda Garsooor ee magaalada Galkacyo.

Ciidamada Amaanka ee magaalada Gaalkacyo ayaa soo gaaray goobta lagu dilay nabadoonka.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
April 2017
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online