Nadwadii Boosaaso ka socotay oo uu Sh C/Wahaab Sheekh uu si xeel dheer uga hadlay Bilowgii Takfiirka.[Daawo Video]

April 18, 2017 - Written by Editor

Boosaaso:-Waxaa su’aalo iyo jawaabo oo ay culimada ka qayb galaysa Nadwada Boosaaso ee ka socota Masjidka Rowda ee magaalada Boosaaso ay wiidiiyeen dadweynaha ka soo qayb galay nadwada waxaan culimada ay uga jawaabeen dhamaan su’aalihii ay soo gudbiyeen dadweyanaha dhagaysanayey Nadwada.

Sheekh. Cabdiwahab Sheekh ayaa waxaa uu ka mid yahay culimada Soomaaliyeed ee u soo joogay waqtigii ay fikriga Takfiirka ay timid Soomaaliya waxaan Sheekhu ka waramay xaaladii waqtigaa jirtay iyo sidda weyn oo ay culimada Soomaaliyeed ay uga hortageen Fikrigaan Qaloocan ee dadka Muslinka ah Gaalaysiiya.

Hoos Ka Daawo Dhamaan Muxaadaradkii xalay laga jeediyey Masjidka Al-rowada ee magaalada Boosaaso .

1-Sheekh C Wahaab Sheekh oo si xeel dheer Uga hadlay bilowgii kooxda Takfiirka

Su’aalo Iyo Jawaabo Nadwadii Bosaso Sheekh Dr Aadam Sh Cali Sh Fu’ad X Nuur Sh Dr Xasan Sh Cali Warsame

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
April 2017
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online