Nadwo cilmyeedkii 15aad oo diini ah looguna magac daray ” الأمة بين معوقات الاصلاح ومقوماته oo lagu qaban doono Boosaaso

April 13, 2017 - Written by Editor

Boosaaso:– Akhristayaasha sharafta leh ee Halgan.net waxaa ku wargalineynaa in maalinta Axadda oo ay taariikhdu tahay 16-04-2017 ay magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ay ka bilaaban doonto Nadwado cilmyeedkii 15aad ee diiniga ah oo loogu magac daray ” الأمة بين معوقات الاصلاح ومقوماته” waxaan ay ka dhici doontaa Masjidka weyn ee Rowda ee magaalada Boosaaso. Nadwo cilmiyeedkaan diiniga ah oo ah mid sanadle ah  ayaa culimadu uga hadlaan mar walba waxyaabaha soo kordha oo la doonayo in bulshada looga digo ama looga naseexeeyo si aduunkooda iyo Aakhradooduba ay u badbaadaan, Nadwadaan  ayaa waxaa baahin doono inta badan idaacaddaha ka howl gala Puntland gaar ahaan  idaacada Islaamiga ee Al-Xikma 00 xarumo gaaraya ilaa 13 ku leh deegaanada Puntland waxayna baahisaa inta duruusta Diini ah iyo weliba adeega bulshada .

Nadwadan ayaa waxaa ay ka bilaaban doontaa Masjidka Rowda ee magaalada Boosaso waxaana ka soo qeyb gali doono culumo kala ah.

1-Sh Maxamuud Xaji Yuusuf

2-Sh Daahir aw-Cabdi

3-Sh. Dr, Xassan Sh.Cali Warsame

4-Sh Cabdiwahab Sheekh Isxaaq

5- Sh Fu’aad Xaaji Nuur

6- Sh Dr. Aadam Sh Cali

Nadwadan ayaa waxaa isku soo duba riday Musasada Al-Minhaaj faraceeda gobolka Bari waxaana hadii alle idmo aad si live ah uga la socon dontaan Radio Halgan Live iyo Idaacada Al-Xikma  Inshalaah haddii duruufta Internetka ay saamaxdo.

Nadawada ayaa waxaa ay culumadu Cinwaan uga dhigeen ” لأمة بين معوقات الاصلاح ومقوماته” Haddi aad haystid Teleefanadaan casriga ah waxaad si sahlan ugu shuban karaan telkooda gacanta Radio Halgan Live Google Play hadii uu yahay telfanka aad heysato nooca Android hadii aad heysato Apple waxaad ka soo gishataa App Store .waxaad ku qoreysaa (Radio Halgan Live) waa free wax lacag ah maaha . Halkan ka Dajiso Radio Halgan Google Play Halkan ka Dajiso Radio Halgan Live App Store

Radio Halgan Live waa Idaacad Islaami ah uu soo tabin doonta Inshalaah Duruusta iyo Nadwooyinka Culumada waxaana ay bahwadaag ku yihiin faafinta Dacwada Radiyaasha Al-Xikma oo ka howlgala deegaanada Puntland .

Waxaa kale oo aad duruusta iyo towjiihaadka culumada aad si dhib yar aad uga dhageysan kartaa Radio TuneIn oo aad soo gishan karto telfankaaga gacanta.Radio TuneIn ka dib meesha ay ku taal Search ku qor Radio Halgan Live . Alle waxaan ka baryeynaa in acmaasheen uu ka dhigo mid kaligiisa khaalis u ah Aaaamiin

Hoos ka Dhagayso si live ah Radio Halgan iyo Idaacadda Radio Al-xikma

ama Halkaan ka Dhagayso

Halkan Ka Dhageyso Radio Halgan Live.

Maamulka Radio Halgan Live

Leave a comment

*

Archives
April 2017
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online