Ogeysiis:-Mutamarka-2aad ee Dhalinyarada oo ka bilaabanaya magaalada Malmö (Akhriso)

April 14, 2017 - Written by Editor

Malmo:-Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Malmö ee dalka Sweden in uu ka bilaaban doona Mutamarka labaad ee dhalinyarada waxaana Mutamarka ka soo qeyb gali doona Culumada kala ah .

1-Sheekh Dr C/risaaq Takar  London
2-Sheekh Maxamed Idirs   Norway
3-Sheekh Dr Haaruun Sheekh Xusen Sweden
4-Sheekh C/raxmaan Abyad Denmark

Mutamarkii dhalinyarada 2aad ayaa waxaa uu bilaaban doonaa 22-04- ilaa 23-04- 2017. waxaana dhamaan lagu wargalinayaa in dhalinyarada iyo umada Soomaaliyeed ee ku dhaqan Malmo in ay ka soo qeyb galaan Mutamarka Inshalaah.

Mutamarka waxaad si Live ah aad ugala socon kartaa .Halgan webtv Station Broadcasting Live Ama Radio Halgan Live .www.halgan.net
Waxaa kale oo aad si sahlan ugu shuban karaan telkooda gacanta Radio Halgan Live Google Play hadii uu yahay telfanka aad heysato nooca Android hadii aad heysato Apple waxaad ka soo gishataa App Store .waxaad ku qoreysaa (Radio Halgan Live) waa free wax lacag ah maaha . Halkan ka Dajiso Radio Halgan Google Play Halkan ka Dajiso Radio Halgan Live App Store

Radio Halgan Live waa Idaacad Islaami ah uu soo tabin doonta Inshalaah Duruusta iyo Nadwooyinka Culumada waxaana ay bahwadaag ku yihiin faafinta Dacwada Radiyaasha Al-Xikma oo ka howlgala deegaanada Puntland iyo Radio Al-Nuur oo ka howlgala magaalada Muqdisho lagana dhageysto gobalada Koonfureed.

Waxaa kale oo aad duruusta iyo towjiihaadka culumada aad si dhib yar aad uga dhageysan kartaa Radio TuneIn oo aad soo gishan karto telfankaaga gacanta.Radio TuneIn ka dib meesha ay ku taal Search ku qor Radio Halgan Live . Alle waxaan ka baryeynaa in acmaasheen uu ka dhigo mid kaligiisa khaalis u ah Aaaamiin



Hoos ka Dhagayso si live ah Radio Halgan iyo Idaacadda Radio Al-xikma

ama Halkaan ka Dhagayso

Halkan Ka Dhageyso Radio Halgan Live.

Goobta lagu qabanayo Mutamarka Dhalinyarada ee Malmo
Watchmeisters väg 9
215 26 Malmö

Maamulka Radio Halgan Live

Leave a comment

*

Archives
April 2017
M T W T F S S
« Mar    
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online