Ogeysiis Muxaadaro ”Daaha oo laga faydo Xaqiiqada Kooxda ( Al-Saadicuuna Bil Xaq) Sh Umal

April 11, 2017 - Written by Editor

Nairobi:- Waxaa la ogeysiinayaa Dhammaan Bulshada ku dhaqan magaalada Nairobi gaar ahaan Xaafada islii iyo Nawaaxigeeda in la qaban doono Muxaadaro Ciwaankeedu yahay ( daaha oo laga faydo xaqiiqada kooxda ( Al-saadi cuuna Bil Xaq ) waxaana soo jeedin doona Fadiilatu Sh. Maxamed Cabdi Umal (حفظه الله ). Waxayna dhici doontaa caawa oo Khamiista ah salaada Maqrib ka dib hadii Alle idmo waxayna ka dhici doontaa Masjidka Abuubakar Sadiiq ee 6ka Nairobi-Keny.

Hoos ka eeg ogeysiiska Muxaadarada  ‘Daaha oo laga faydo xaqiiqada kooxda ( Al-saadicuuna Bil Xaq)’ oo uu jeedin doono Sh Umal.


M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
April 2017
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online