Nabadoon Maxamuud Farey oo Caawa lagu Dilay magaalada Gaalkacyo
(April 27, 2017)
Gaalkacyo :-Alle ha u naxariistee waxaa caawa lagu dilay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug nabaddoon Maxamuud Jamac Diirshe oo ku magac dheeraa Maxamuud Farey . Nabaddoonka waxaa toogtay r
Sh.Xassan Daahir Aweys oo ka hadlay Taariikhda kooxda Al-Saaciduuna Bil-Xaq kana digay[ Video]
(April 27, 2017)
Muqdisho:-Sh.Xassan Daahir Aweys oo u xiran weli Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa uu soo duubay Muuqaal uu kaga hadlayo si faah faahsan koox dhawaan looga dhawaaqay dalka Masar balse ay ka mi
Madaxweyne kuxigeenka Puntland Eng Camey ” Puntland Laguma Arki Karo Ururka Al-Saadicuun Bil-xaq.[Cod/Masawiro]
(April 27, 2017)
Garoowe:-Madaxweyne kuxigeenka dowladda Puntland ahna ku simaha Madaxweynaha Eng. Cabdixakiin Xaaji C/laahi Cumar Camey ayaa maanta 27 April 2017 shir jaraa’id uu ku qabtay qasriga madaxtooyada maga
Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo soo saartay War Murtiyeed ku saabsan Wadahadalada Gal-Mudug iyo Ahlu Sunna Wal-jamaaca
(April 27, 2017)
Muqdisho:-Wasaaradda Arimaha Gudaha iyo Federalka Soomaaliya ayaa waxaa ay soo saartay War Murtiyeed ku saabsan wixii ka soo baxay wada hadalkii u dhexeeya  Maamulka Galmudug iyo kan Ahlusunna , War
Shirkii Golaha Wasiirada Soomaaliya oo Arimo kala duwan Looga hadlay
(April 27, 2017)
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan Cali Kheyre. Arrimaha kulanka loog
Taliska Qeybta Booliska ee gobolka Bari oo soo Bandhigtay Qaraxyo iyo 5 nin oo watay.[Masawiro/Cod]
(April 26, 2017)
Boosaaso:-Taliska Qeybta Booliska ee gobolka Bari ee magaaladda Bosaso oo la hadlay saxaafadda ayaa maanta waxaa uu ku soo bandhigay Boosaso 5 nin oo lagu qabtay gaari ay saaran yihin walxaha qarxa ku
Mutamarkii Labaad ee Dhalinyarada ee Malmo oo la soo Afmeeray (Daawo Masawirada)
(April 25, 2017)
Malmo:-Waxaa lagu soo afmeeray magaalada Malmö mu´tamarkii labaad ee jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Malmo waxaana si gaara uu mutamarku ugu socday dhalinyarada. Mu`tamarka Labaad e
Baydhaba: 4 Shabaab ah oo Xukun Dil lagu Fuliyey.[Dhagayso]
(April 24, 2017)
Baydhabo:-Maxakamaada ciidamada ee Somalia ayaa maanta xukun dil ah ku fulisay 4 ka tirsan maleeshiyada ururka Al-Shabaab oo horey loogu soo qabtay inay ka dambeeyeen qaraxyadii mataanaha ahaa ee ka d
Madaxweynaha DFS Maxamed C/llaahi Farmaajo oo lagu soo dhaweeyay Baydhabo.[Masawiro]
(April 23, 2017)
Baydhabo:-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo oo si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada Baydhabo ee xarunta KMG u ah dowlad goboleedka Koonfur galbee
Saraakiil ka tirsan Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ooTababar loogu qaaday Dalka Ingiriiska.[Masawiro]
(April 23, 2017)
Muqdisho:-Saraakiil ka tirsan Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya ayaa maanta tababar loogu qaaday Dalka Ingariiska waxaana garoonka ku sii sagootiyay Agaasimaha Guud ee HSJ G/Sare Maxamed

« Previous PageNext Page »