Shirka Golaha Wasiirad oo war ka soo saaray Kooxda Takfiirka is qariya ee Al-Saaciduun (Akhriso)

April 6, 2017 - Written by Editor

Garoowe:-Shirka Golaha Wasiirada ee dowlada Puntland ayaa waxaa looga hadlay khatarta kooxda Takfiirka is qariya ee la baxay Saaciduun Bil Xaq waxayna Maamulka Puntland sidoo kale baaq u direen madaxda JFS iyo Maamulada kale ee dalka in meel looga soo wada jeesto kooxdan cusub ee Takfiirka isqriya .

Waxaa kale oo shirka golaha wasiirada looga hadlay xaalada Amniga, Abaaraha,  iyo Ansixin Xeerar taabanaya xuquuqda askarta.

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
April 2017
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online