Wasiirka Arrimaha Gudaha DFS iyo Galmudug oo isla meel dhigay waqtiga ay dhacayo doorashada Gal-Mudug

April 8, 2017 - Written by Editor

Cadaado:-Wasiirka arrimaah gudaha  Federalka iyo dib u heshiisiinta dowladda Federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Saciid (Juxa) iyo madaxweyne ku xigeenka Gal-Mudug, Maxamed Cabdiqaadir Xaashi (Carabey) ayaa heshiis ka gaaray waqtiga loo asteeyey doorashada madaxweynaha maamulka Gal-Mudug in ay dhacdo waxaan la isku raacay in 30 April ay doorashadu dhacdo inta ka horaysan hishiis laga gaaro khilaafka u dhexeeya Gal-Mudug iyo Maamulka Gobollada dhexe ee hadda gacanta ku haya degmada Dhuusamareeb iyo deegaano kale.

Hoos ka akhriso qodobada ay wada gaaren maamulka Gal-mudug wasiirka arrimaha gudaha Cabdi Faarax Saciid (Juxa)


A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
April 2017
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online