Xaqiiqada Kooxda.( Al-saadicuuna Bil Xaq ) Sh Maxamed Cabdi Umal.[Video Q 1aad -2aad]

April 13, 2017 - Written by Editor

Nairobi:- Waa muxaadarado uu Sh.Maxamed Cabdi Umal ka jeediyey Masjidka Abuubakar Sadiiq ee 6ka ee magaalada Nairobi ee caasimada dalka Keny waxaana uu Sheekhu uga hadlay Muxaadaro Ciwaankeedu yahay ( daaha oo laga faydo xaqiiqada kooxda ( Al-saadi cuuna Bil Xaq ) oo ah koox dhawaan looga dhawaaqay dalka Masar asal ahaan ku abtirsata Kooxda Takfiirka oo iyagu gaalaysiiyey shacabka Muslimiinta kuwaas oo ragg soomaali ah ay sheegeen in ay kooxdaas ka tirsan yihin kana soo muuqdeen Muuqaalo lagu baahiyey Baraha bulshada ay kuwa xiriirto.

Hoos Ka Daawo Muxaadaradii Sh Umal uu uga hadlay kooxda Takfiirka ee ( Al-Saadicuuna Bil Xaq )qeybtii Koowaad

Hoos Ka Daawo Muxaadaradii Sh Umal uu uga hadlay kooxda Takfiirka ee ( Al-Saadicuuna Bil Xaq ) Qeybtii Labaad.

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
April 2017
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online