Askari Mareykan ah oo Lagu Dilay deegaanka Bariire ee gobolka Sh/Hoose ee Soomaaliya
(May 5, 2017)
Taliska dhexe ee ciidamada Mareykanka ee Afrika ee AFRICOM ayaa sheegay in askari American ah lagu dilay howl-gal ka dhan ah Al-Shabaab oo xalay ka dhacay deegaanka Bariire ee gobolka Sh/Hoose oo 40 K
Wasiirka Warfaafinta “Soomaaliya si fiican bey ugu diyaar-garowday Shirka London ee 11ka May”
(May 5, 2017)
Wasiirka Warfaafinta Mudane C/raxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa ka warbixiyey diyaar garowga shirka London oo 11ka May ka dhacaya dalkaas UK, gaar ahaan Lancaster House ee caasimada London. Wa
Shiinaha oo Burcad Badeed ku Wareejiyey Puntland [Dhagayso]
(May 5, 2017)
Boosaaso:-Magaalada Boosaaso waxaa maanta ku soo xidhay saxiimado sida ciidamada Shiinaha waxayna ku wareejiyen mas’uuuliyiinta Puntland saddex nin oo budhcad badeed ah oo lagu qabtay hawlgal dhicis