Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo u Amba baxay Shirka London
(May 6, 2017)
Kismaayo:-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland​ ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta si rasmi ah ugu amba baxay Shirka London ee kaalmada loogu yaboohayo Soomaaliya. Madaxweynah
Khudbadii Jimacaha Masjidka Abu Bakar Al-Sadiiq Sh Maxamed Cabdi Umal (Daawo)
(May 6, 2017)
Nairobi:-Waxaan idinka soo gudbineynaa Khudbadii Jimacaha Masjidka Abu Bakar ee magaalada Nairobi waxaana Khudbada jeediyey Sheekh Maxamed Cabdi Umal waxaana uu khudbadiisa Soo Dhawaynta Bisha Ramadaa
Madaxweynaha Puntland oo safar ugu Ambabaxay Dalka Ingiriiska (Masawiro)
(May 6, 2017)
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti balaadhan uu hogaaminayo ayaa maanta 06 May 2017 safar shaqo ugu ambabaxay dalka Ingiriiska gaar ahaan magaalada London oo uu 1
Xukuumada JFS oo War murtiyeed ka soo saartay doorashadii Madaxweynaha Galmudug
(May 6, 2017)
Maalinitii Talaadada ee Taariikhdu ahayd May 2, 2017 ayaa wafti uu hogaaminayo wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiinta Cabdi Faarax Saciid (Juxa) oo ka koobnaa wasiirro, xub
Madaxweynaha Puntland oo Gaalkacayo ka Dhagax Dhigay Mashaariic Horumarineed (Masawiro)
(May 6, 2017)
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 06 May 2017 magaalada Gaalkacayo ka dhagax dhigay mashaariic horumarineed oo laga hirgelinaayo magaaladasi, waxaana hirgelina