Mu’asasada Al-Minhaaj Gobolka Nugaal oo qabisay 60 Neef oo Walqal ah .[Masawiro]
(May 21, 2017)
Garoowe:-Mu’asasada Al-minhaaj Dacwada iyo Horumarinta Arrimaha Bulshada Xafiiskeeda Gobolka Nugaal oo gacan ka helaysa Jumciyada Khayrigaa ee (Shaariqa Al-Khayriya )Oo Fadhigeedu yahay dalka Emaara
Ra’iisul Wasaare Kheyre oo kormeer ku tagey goobaha lagu qaadayo Imtixaanka Dugsiyada Sare.[Masawiro]
(May 21, 2017)
Muqdisho, May 20, 2017—-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa kormeer ku tagey qaar kamid ah Dugsiyada ay ka socdaan Imtixaanka Shahaadiga ah oo g
Nadwo Ramadaanka lagusoo dhawaynayo oo ka bilaabtay magaalada Gaalkacyo.[Masawiro]
(May 21, 2017)
Gaalkacyo:- Iyada oo Bishii Barakaysnayd ee Ramadaan ay ka harsan tahay muddo kooban ayaa waxaa ka bilowday qaar ka mid ah Masaajidda Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug Nadwo lagusoo dhawayn
Taliye Kuxigeenka Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka JFS oo is casilay
(May 21, 2017)
Muqdisho:-Taliye Kuxigeenka Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya C/salaan Yuusuf Guuleed ayuu ku sheegay inuu Iska casilay Xilka uu hayey JFS waxaana uu u mahad celiyay madaxda ha