Kitaab Aasaaska latacaamulka Quraanka Sh Maxamed Cabdi Umal Qeybtii 1aad (Daawo)
(May 30, 2017)
Waxaan idiin soo gudbineynaa Kitaab cusub  oo ka halaya Aasaaska latacaamulka Quraanka waxaana akhrinaya Sheekh Maxamed Cabdi Umal Xafidahulaah waxaana uu casharada taxanaha ah diirada lagu saarayaa
Madaxweynaha Puntland, Jubaland Iyo Galmudug oo Si WadaJira Baaq Nabadeed Ugu Diray Shacabka Gobolka Mudug
(May 30, 2017)
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaan iyo Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa maanta 30 May 2017 shir Jaraa’id o
Mu’assada Al-Minhaaj ee Gobolka Nugaal oo 190 Qoys Raashin ugu qaybisay magaalada Garoowe.[Masawiro]
(May 30, 2017)
Garoowe:-Mu’asasada Alminhaaj Farceeda Gobolka Nugaak Ayaa Maantay oo taariikhdu tahay 29/05/2017 waxay 190 qoys oo dan yar ah raashin ugu qaybisay magaalada Garoowe raashinkaan oo ka koobnaa /Bur/B