Codeynta Doorashada Madaxweynaha cusub ee Gal-Mudug oo ka bilaabatay Cadaado.[Live]

May 3, 2017 - Written by Editor

Cadaado:-Waxaa dhawaan ka bilaabtay Xarunta Madaxtooyada Magaalada Cadaado ee maamulka Gal- Mudug Doorashada Madaxweynaha cusub ee Galmudug oo ay u tartami doonaan ilaa 3 musharax. Xildhibaanada Galmudug ayaa bilaabay in ay codkooda dhiibtaan waxaan ilaa soo dhamaaday wareegii koowaad , masharaxiinta u tartamay xilka Madaxweynaha cusub ee Gal-Mudug ayaa waxaa ka mid ah Axmed Ducaale Geelle Xaaf,Axmed-Shariif Cali Hilowle iyo Prof C/qaadir Maxamed Shirwac.

Hoos ka Daawo Live Codeynta Doorashada Madaxweynaha cusub ee Gal-Mudug oo ka bilaabatay Cadaado

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
May 2017
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online