Madaxweyne Kuxigeenka dowladda Puntland Eng.Camey oo gaaray degmada Buuhoodle.[Video]

May 2, 2017 - Written by Editor

Buuhoodle:-Madaxweyne Kuxigeenka dowladda Puntland Eng.Cabdi Xakiin C/laahi Xaaji Cumar Camay ayaa gaaray degmada Buuhoodle ee Gobolka Cayn waxaan si weyn u soo dhaweeyey dadweymaha reer Buuhoodle oo Mahad balaadhan uu u jeediyey waxaana uu jeediyey khudbd uu uga hadlay u jeedka safarkiisa uu ku tegay degmada Buuhoodle.

Wafdiga Madaxweyne Kuxigeenka dowladda Puntland Eng.Cabdi Xakiin C/laahi Xaaji Cumar Camey waxaa ay gargaar iskugu jira dawooyin raashin ay gaarsiiyeen degmada Buuhoodle oo uu ka dilaacay cudurka shuban biyoodka oo ay goobaha caafimaadku la daalaadhacayeen.

Hoos ka Daawo safarka uu Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland Eng.Cabdi Xakiin Cabdullaahi Xaaji Cumar Camay ku tegay Buuhoodle

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
May 2017
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online