Muxaadaraad ku saabsan Ramadaanka 1-3 Sh.C/naasir Xaaji axmed.(Daawo Video)

May 23, 2017 - Written by Editor

shcabdinaasirLaascaanood:-Waxaan maanta idiin soo gudbinaynaa muxaadaraad ku saabsan Ramadaanka oo uu Sh.C/naasir Xaaji Axmed uu ka jeediyey sanadkii 2012 Masjid ka Jaamaca ee magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool, Muxaadarada Sheekh. C/naasir Xaaji Axmed ayaa  waxaa ay ka kooban yihiin ilaa 3 qaybood oo uu sheekhu saddex habeen oo isku xiga uu ka jeediyeyey Masjidka Jaamaca ee magaalada Laascaanood. Muxaadaraadka ayaa waxaa  kale oo ka daawan kartaa webka islaamiga ah ee Cilmi.net  waxaan alle ka baryeynaa in uu Shiikha Muxaadaradaan qiimaha badan uu ka siiyo ajar inagana naga dhigo kuwo ka faa’iidaystay aaamiin

Hoos Ka Daawo qaybtii 1aad Axkaamta Sonka Sh Cabdiaasir Xaaji Axmed

Hoos Ka Daawo qaybtii 2aad Axkaamta Sonka Sh Cabdiaasir Xaaji Axmed

Hoos Ka Daawo qaybtii 3aad Axkaamta Sonka Sh Cabdiaasir Xaaji Axmed

Halgan.net
Laascaanood

Leave a comment

*

Archives
May 2017
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online