Nadwo Looga haday Fadliga /Axkaamta iyo sidda looga faa iidaysankaro Bisha Ramadaan oo lagu qabtay Masjidka Al-Huda Garowe.[ Video]

May 24, 2017 - Written by Editor

Garoowe:-Nadwadaan oo halku dhigeedu ahaa soo dhawaynta Bisha ramadaan ayaa lagu qabtay Masjidka weyn ee Al-Huda ee magaalada Garowe waxaan ay Nadwadaan ay socotay Hal habeen iyadoo dadweynuhu ay si weyn uga faa’iidaysteen waxaan ay Nadwadaan timid ama la qabtay waqti ku haboon dadkuna ay u baahnaayeen Baraarujin iyo u sheegid Waxyaabaha Muhiimkaa ee layska doonayo Bisha Ramadaan.

Sh Suldaan Cabdiqani Qorane ayaa ugu horaynba soo jeedshay Axkamata Bisha Ramadaan Isaga oo Waliba si wanaagsan uga hadlay waxaan ka dib Fadliga bisha Ramadaan ka hadlay Sh Maxamuud Xaaji Yusuf Waxaana sheekhu Bulshada Dhinaco Badan ka tusay Fadliga Ramadaan.

Sh Axmed Cabdi Samadam Oo Kalimada ugu danbaysay ku qornaa Waxaa uu si xeel dheer u soo jeedshay Talooyin ku aadan sidii looga Faa’iidaysan lahaa Bisha Barakaysan ee Ramadan. Ugu Danbayntii Culimadii soo diyaarshay Mowduucaan ayaa u soo diyaariyay si ay ku dheehan tahay aqoon iyo waaya aragnimo buuxda taas oo sababtay in Dhamaan Bulshadu si dhamaystiran u fahmaan Axkaamta Iyo Fadliga Ramadaan.

Hoos ka Daawo Nadwo Looga haday Fadliga /Axkaamta iyo sidda looga faa iidaysankaro Bisha Ramadaan oo lagu qabtay Masjidka Al-Huda Garowe.

Nuur Jamaac Aadan
Xafiiska Warbaahinta
Mu’asasada Al-Minhaaj

Leave a comment

*

Archives
May 2017
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online