Maxkamadda qalabka sida ee Puntland oo xukun dil ah ku riday koox ka tirsan Al-Shabaab (Masawiro)
(May 27, 2017)
Maxakmadda Ciidamada qalabka sida ee shanta Gobal ee Puntland ayaa xukuno kala duwan ku riday eedeeysanayaal ka tirsan kooxaha Al-Shabaab iyo Daacish waxaana xukuna lagu riday isgu jiraa dil Toogasho
Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Gaas oo Dib Ugu Soo Laabtay Garoowe (Masawiro)
(May 27, 2017)
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa maanta 27 May 2017 dalka dib ugu soo laabtay kana soo degey magaalada Garoowe ee caasimada Daw
Khudbadii Jimacaha Masjidka Abu Bakar Al-Sadiiq Sh Maxamed Cabdi Umal (Daawo)
(May 26, 2017)
Nairobi:-Waxaan idinka soo gudbineynaa Khudbadii Jimacaha Masjidka Abu Bakar ee magaalada Nairobi waxaana Khudbada jeediyey Sheekh Maxamed Cabdi Umal waxaana uu khudbadiisa uga hadlay Qaar kamida Axka
Wasaaradda Awqaafta JFS oo sheegtay beri ah ay tahay maalinta 1aad ee bisha Ramadaan.
(May 26, 2017)
Muqdisho:-Wasaaradda Awqaafta iyo Diinta ee JFS ayaa shaacisay in maalinta beri ah ay tahay maalinta 1aad ee bisha Ramadaan. Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Awqaafta iyo Diinta Sheekh Maxamed Kheyrow
Puntland oo maanta shaacisay in maalinimada berito oo kubeegan 27 May 2017 ay tahay maalinta koowaad ee bisha barakaysan ee Ramadaan.
(May 26, 2017)
Boosaaso:-Wasiirka wasaarada Cadaalada dawladda Puntland Saalax Xabiib Xaaji Jaamac oo ugu horay ku dhawaaqay xaqiijinta in maalinimada berito ay tahay maalinta koowaad ee bisha ramadaan ayaa sheegay
Guddiga Gurmadka Abaaraha Soomaaliya oo Puntland ku wareejiyey lacag dhan $200,000.[Masawiro]
(May 26, 2017)
Garoowe:-Madaxweyne kuxigeenka Dawladda Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha Egn. Cabdixakiin Xaaji Cabdulaahi Cumar Camey oo maanta 26 May 2017 qado sharaf ugu sameeyey magaalada Garoowe gaar haan hot
Gudiga Jimciyadda Wanaag Faridda iyo Xumaan reebida oo baaq u jeediyey shacabka Soomaaliyeed.[Masawiro/Video]
(May 26, 2017)
Garoowe:-Gudiga sare ee Jimciyadda wanaag farridda iyo xumaan reebidda Puntland oo Garoowe shir jaraa’id ku qabtay ayaa ugu baaqay walaalaha Muslimiinta ah inay ka qayb qaataan afurinta walaalohooda
Wafdi uu hogaaminayo Agaasimaha guud ee Hay’adda Socdaalka oo gaaray Dalka Norway. [Masawiro]
(May 25, 2017)
Oslo:-Dalka Norwey waxaa gaaray wafdi uu hogaaminayo Agaasimaha guud ee HSJ waxana ay kulamo la qateen madaxda dalkaasi u qaabilsan Socdaalka iyo Jinsiyadda, sido kalena waxa ay booqdeen xarumaha la
Shirka Golaha Wasiirada Dawladda Puntland oo looga hadlay Qodobo Muhiima
(May 25, 2017)
[nggallery id=2176] M_M_Deeq Halgan.net
Wasiirka Kalluumeysiga Puntland oo ka Jawaabay Eedaymo Wasaaradda Kalluumaysiga dowladda Federaalka Soomaaliya u soo Jeedisay
(May 25, 2017)
Garoowe:-Wasiirka Kalluumeysiga dowladda Puntland ayaa waxaa ka jawaabay eedeyn uga timid Wasiirka Kalluumeysiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Cabdi Xaashi oo Puntland ku eedeeey

« Previous PageNext Page »