Qarax lagu weeraray maqaaxi ku taal Agagaaraha dekedda magaaladda Muqdisho

May 24, 2017 - Written by Editor

Muqdisho:-Qarax xooggan ayaa goor dhow oo galabta ah ka dhacay Maqaaxi ku taal Xerada Sheelare oo ka soo horjeeda Soomaali Fruit oo ku dhow Dakedda weyn ee Magaalada Muqdisho.

Qaraxa ayaa wararku sheegayaan inuu ahaa gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay, oo uu waday qof naftiisa haligay waxaana ilaa haatan ku dhintay 6 qof halka 10 kale ay ku dhaawacmeen .

Kooxda Al-Shabaab ayaa baryahaan danbe bilaawday in ay qarxiso maqaayadaha dadka shacabka ah ay ka cunteeyaan iyagoo ku andacooda in ay beegsanayaan askar ama masuuliin ka tirsan DFS waxaana qaraxyada ay galaftaan dad rayid ah .

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
May 2017
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online