Somaliland oo Faah-faahisay Saamiga Itoobiya Laga Siiyey Dekedda Berbera (Dhageyso)

May 14, 2017 - Written by Editor

WASHINGTON. D.C — Somaliland ayaa faah-faahisay sida loo kala qeybsaday faa’iidada kasoo baxeysa dekedda magaalada Berbera.Maalmihii lasoo dhaafay waxa magaalooyinka Somaliland aad loo hadal hayay in 19% faa’iidada ka soo baxaysa dekedda magaalada Berbera qayb ahaan loo siiyay dawladda Itoobiya.

Warkan ayaa soo baxay markii Shirkadda laga leeyahay dalka Imaaraadka Carabta ee Midoobay ee DP WORLD oo ballaadhin ku samaynaysa dekedda Berbera ay dorraad la wareegtay.

Afhayeenka madaxweyne Siilaanyo, Xuseen Aadan Cige (Deyr) ayaa VOA u sheegay in saamiga la siiyay Itoobiya aanay ahayn mid ay Somaliland bixisay.

Waxaanu sheegay in sharciyan ay shirkadda DP WORLD oo saamigaasi siisay Itoobiya ay xaq u leedahay inay bixiso.

Weriyaha VOA Barkhad Maxamuud Kaariye ayaa faahfaahinta arrintaasi ka waraystay afhayeenka, waxaanu ugu horrayn ka hadlayaa macnaha wareejinta dekeddu ugu fadhiyo.

VOA Somalia
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
May 2017
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online